Ciidamadii qaadistooda muranka ka taagnaa oo saakay laga qaaday Baladweyne

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay halkaasi laga qaaday ciidamo dowlada tababartay oo qaadistoo maalmihii lasoo dhaafay muran badan ka taagnaa. Waxgaradka magaalada Baladweyne ayaa diidanaa maalmihii lasoo dhaafay in ciidamada dowlada tababartay ee ku sugan magaalada Baladweyne loo qaado dhinaca gobolka Galgaduud . Sida aan wararka ku … Continue reading Ciidamadii qaadistooda muranka ka taagnaa oo saakay laga qaaday Baladweyne